Recent Articles

21-sano ka dib duulimaad caalami ah oo ka bilawday Gobolada Dhexe.

| May 20, 2012 | 0 Comments

Markii ugu horreysay muddo 21 sano kaddib ayaa duulimaad rasmi ah waxa uu ka billowday gobollada dhexe ee dalka Soomaaliya, iyadoo shirkadda duulimaadka sameyneysa ay leeyihiin ganacsato Soomaali ah. Shirkaddan diyaaradeed oo lagu magacaabo Central Air ayaa duulimaad ka billowday degmooyinka Cadaado, Dhuusamareeb, Guriceel iyo degmooyin ku yaalla bartamaha Soomaaliya, iyadoo diyaaraddu ay duulimaad ku [...]

Continue Reading

Madaxda Ahlusunna Waljamaca oo Adis Ababa u dhoofay.

| May 20, 2012 | 0 Comments

Wararka naga soo garaya Magaalada Muqdisho ee Xarunta Wadanka Somalia aya waxaay tibaxayaan in manta magaladaasi ay ka ambabaxeen Madaxda ka tirsan Maamulka Ahlusunna Waljamaca ee Gobolada Somalia. Wafdigaan aya waxaa hogaaminayay Gudomiyaha Ahlusunna ee Gobolada konfureed Sh.Maxamed Maxamuud Yusuf waxana ku weheliyay Safarkaasi Gudomiyaha Ahlusunna ee Gobolka Banadir Cabdiqadir Khaliif Macalin Nuur iyo Xubno [...]

Continue Reading

Mahiga oo ka Hadlay Iska-hor-imaadkii Hargeysa

| May 20, 2012 | 0 Comments

War-saxaafadeed maanta ka soo baxay xafiiska Ergeyga gaarka ee XGQM ee arrimaha Somalia, Dr. Augustine Mahiga ayaa lagu sheegay in egeygu ka welwelsan yahay iska hor imaadkii dhowaan magaalada Hargeysa ka dhacay, kaas oo ay iskaga hor yimaaddeen xoogagga amniga ee Somaliland iyo sida, warsaxaafadeedka lagu sheegay, muwaadiniin reer Somaliland ah, iska hor imaadkaas oo [...]

Continue Reading

Kooxda Wigan oo heshiis la gashay ciyaaryahan Soomaaliyeed

| May 20, 2012 | 0 Comments

Readers:159 Kooxda Wigan oo ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee horyaalka Ingiriiska ayaa heshiis rasmi ah waxey la galeen wiil Soomaaliyeed oo la yiraahdo ciyaaryahan Abubakar Axmed Sheegoow oo degan magaalada Manchester, kadib markii uu ka mid noqdey ciyaaryahanada ka soo qalin jabiyay sanadkaan iskoolka kooxda kubadda cagta lagu barto ee WIGAN ( Wigan [...]

Continue Reading

Van Persie oo £300,000 jeebka gashan doona hadii uu aado Anzhi

| May 20, 2012 | 0 Comments

Readers:4 Macalin Guus Hiddink oo ah tababaraha Anzhi Makhachkala ayaa wuxuu diyaar la yahay £45million si uu u helo weeraryahanka Arsenal Robin van Persie. Hiddink waxaa loo balan qaaday lacag inta uu rabo in la siinanyo si uu kooxda reer Russia ugu dhigo koox awood leh sidaa dartee bartilmaameedkiisa 1aad markaan waxaa ah xiddiga reer [...]

Continue Reading

Madasha Dastuurka: Doorka Haweenka

| May 20, 2012 | 0 Comments

Barnaamijka Madasha Dastuurka ee toddobaadkan waxan kaga hadli doonaa doorka haweenka ee hogaaminta. Waxa barnaamijka aad kaga bogan doontaan natiijooyinkii aragtida dadweynaha, su’aalo la weydiinayo martida barnaamijka maanta, iyada oo barnaamijka ay marti ku yihiin Dr. Maryan Qaasim oo haray u soo noqotay Wasiirka Haweenka ee xukuumaddii RW Farmaajo, haatana hogaamisa xisbiga TAYO, waxa kale [...]

Continue Reading

Ferguson recovering well after heart scare

| May 20, 2012 | 0 Comments

Readers:5 Sir Alex Ferguson was reported to be recovering well on Saturday night after suffering a health scare in Glasgow. The Manchester United manager was taken ill on Friday night at the city’s Thistle Hotel, where he was due to speak at a dinner marking the 40th anniversary of Rangers’ European Cup-Winners’ Cup success. On [...]

Continue Reading

C/weli Gaas iyo Shariif Xasan oo u kicitimay Magaalada Adis Ababa.

| May 20, 2012 | 0 Comments

Waxaa goor dhaw Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya ka Amba-baxay wafdi ay hogaaminayaan Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda KMG iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka, C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan, kuwaa oo kusii jeeda Magaalada Addis Ababa ee Xarunta dalka Ethiopia. Wafdiga ay hor kacayaan Labadaan Mas’uul ayaa isugu jira Xubno Wasiiro ah oo uu [...]

Continue Reading

Kulanka Saxiixeyaa​sha Roadmap-ka ku dhex maraya Adis Ababa [Xo​g Hoose].

| May 20, 2012 | 0 Comments

Waxaa magaalada Adis Ababa ka socda qabanqaabadi ugu danbeysay ee Shirka ay isku imanayaan Magaalada Adis Ababa Saxixeyaasha heshiiska Somalida ee Roadmap. Kulan ay yeelanayaan saxiixayaasha Raod Map-ka, ayaa waxaa loga hadlaya qodobo xasaasi ah kuwaas oo hada taagan waaxana ugu weyn diidmada qaabka loo soo agasimay shirka Odayasha ay ka mujiyeen dhinacyada Galmudug Ahlusunna [...]

Continue Reading

Yididiilo Hor leh iyo Maamul Wanaag Isboorti [W/D. Avv Xuseen Diiriye].

| May 20, 2012 | 0 Comments

Isboortiga waxa uu taariikhda Soomaaliya ku leeyahay maqaam aad u sareeya ha ahaato dhinac wax barasho ama dad isu soo dhaweyn ku timid dadaal ay muujiyeen rag iyo haween u go’ay xirfadda sboortiga. Dad aad u fara badan ayaa ku barbaaray cayaarta sboortiga qaar waxay waddanka iyo dibaddaba ka noqdeen dad can ah sida halyey [...]

Continue Reading